Posts

Sharciga dadko dhan wey u wada siman yihiin sida Geerida oo kale, Qofna keligiis malahaan karo

Xukuumada Somaliland oo go'aamo iyo baaq kasoo saartay xaalada Laascaanoo

London, Dubai, Paris & Hargeysa. Magaalooyin daadad soo galeen

Dominate The Male Enhancement Niche Today with Aizen Power

Sababta uu xildhibaan Mareykan ah u doonayo in ciidamada dalkiisa laga soo saaro Soomaaliya

Madaxda dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada oo shir uga furmay Baydhabo

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA

Ruub ka magaloyinka ku dacay London, Dubai, Paris & Hargeysa. Magaalooyin daadad soo galeen balse nadiif ah. | Haddii biyaha roobka ay deeqi lahaayeen biya mareenadu London & Paris daadku ma hafiyeen. Duniddu waxay ku tartamaysa caasimado nadiif ah. Maayar Mooge Hargeysa wuxu ka dhigay magaalo nadiif ah.

Soon-qaad: Ma ogtahay in sanadka 2030 laba jeer la soomi doono?

Xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay xabad joojinta xukuumadu ku dhawaaqday Jimco, February, 10, 2023 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, oo soo dhaweeyay xabad joojinta halka dhinac ah ee xukuumada Somaliland ku dhawaaqday. Guddoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in xisbigiisu soo dhawaynayo xabadjoojinta shuruud la'aanta ah, waxaanu ku baaqay in dhinacyadu ay wadahadal iskugu yimaadaan. “Xisbiga Waddani wuxuu soo dhaweynayaa xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday. Mar labaad, Xisbiga Waddani wuxuu ku celinayaa oo uu dirayaa baaq nabadeed iyo in wadahadal ay labada dhinac miiska isugu yimaaddaan" ayuu yidhi Xirsi. Waxa uu sheegay in ay ka xisbi ahaan diyaar u yihiin in ay qaybtooda ka qaataan, wadahadal iyo dadaalkasta oo la doonayo in si nabada loogu dhameeyo xiisada ka taagan magaalada Laascaanood. Xukuumada Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqday xabad joojin hal dhinac ah, iyada oo sheegtay in ay joojinayso xabada kadib dhowr cisho oo dagaalo ka socdeen Laascaanood.