Posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA

Ruub ka magaloyinka ku dacay London, Dubai, Paris & Hargeysa. Magaalooyin daadad soo galeen balse nadiif ah. | Haddii biyaha roobka ay deeqi lahaayeen biya mareenadu London & Paris daadku ma hafiyeen. Duniddu waxay ku tartamaysa caasimado nadiif ah. Maayar Mooge Hargeysa wuxu ka dhigay magaalo nadiif ah.

Soon-qaad: Ma ogtahay in sanadka 2030 laba jeer la soomi doono?

Real Madrid Oo Jidka Guusha Kusoo Laabatay Ka Hor Kulanka Liverpool Ee Arbacada

Udurka kansarka noocyada Kansarka Lafaha (Bone Cancer), Asbaabaha Keena Iyo Dadka U Nugul Inuu Ku Dhaco

Muhiimada Lowsku U Leeyahay Caafimaadka Lafaha Caruurta iyo dadka waawen jirkoda ayaa waxaa tar

SPORTS Chelsea Oo U Soo Baxday Wareega 8da Champions League Ka Dib Markii Ka Farxasheen Borussia Dortmund

SPORTS CAAWA Dortmund vs Chelsea champions league Waxaan kaliya ka

Mason Moun Iyo Reece James Oo Ka

SPORTS SHAXDA ISBUUCA: 11kii Laacib Ee

Xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay xabad joojinta xukuumadu ku dhawaaqday Jimco, February, 10, 2023 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, oo soo dhaweeyay xabad joojinta halka dhinac ah ee xukuumada Somaliland ku dhawaaqday. Guddoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in xisbigiisu soo dhawaynayo xabadjoojinta shuruud la'aanta ah, waxaanu ku baaqay in dhinacyadu ay wadahadal iskugu yimaadaan. “Xisbiga Waddani wuxuu soo dhaweynayaa xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday. Mar labaad, Xisbiga Waddani wuxuu ku celinayaa oo uu dirayaa baaq nabadeed iyo in wadahadal ay labada dhinac miiska isugu yimaaddaan" ayuu yidhi Xirsi. Waxa uu sheegay in ay ka xisbi ahaan diyaar u yihiin in ay qaybtooda ka qaataan, wadahadal iyo dadaalkasta oo la doonayo in si nabada loogu dhameeyo xiisada ka taagan magaalada Laascaanood. Xukuumada Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqday xabad joojin hal dhinac ah, iyada oo sheegtay in ay joojinayso xabada kadib dhowr cisho oo dagaalo ka socdeen Laascaanood.

Nin ka badbaaday dagaal uu waraabe la galay oo maroodi uu dilay

Barnaamijka Haweeney ku raad joogto dhakhaatiirtii caloosheeda uga dhex tagay maqaska Haweeney ku nool gobolka Kerala ee koonfurta dalka Hindiya oo sannado badan la daalaa dhacaeysay xanuun aad u daran kadib markii lagu sameeyay qalliin ayaa sheegtay in weli ay sugeyso in cadaalladda la horgeeyo isla markaana tallaabo lga qaado dhakhtarkii ku sameeyay qalliinka, weriyaha BULOANEENNEWS-Cimraan Qureysha ayaa ka wareystay haweeneydan dadaallada ay ku raadineyso